Dowlada Somalia oo kahor timid in AMISOM la socoto Dhaq dhaaqa ciidanka Dowlada

Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hor timid go’aankii dhawaan kasoo baxay Golaha amniga & nabadgalyada Midowga Afrika oo ciidamada AMISOM faray in ay la socdaan dhaq dhaqaaqa ciidamada dowlada xiligan kala guurka ah. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xil. Cabdifitaax Qaasim ayaa si adag uga hor yimid go’aanka kasoo baxay Midowga … Continue reading Dowlada Somalia oo kahor timid in AMISOM la socoto Dhaq dhaaqa ciidanka Dowlada